Kismaayo-KNN-Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ayaa maanta magacaabay Hanti-dhowraha maamulka Jubbaland kadib wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxtooyada Kismaayo.
Axmed Madoobe ayaa sheegay in markii uu arkay qibrada shaqsiga la magacaabay uu garwaaqsaday in xilkaan loo dhiibo.



