Somali News

Baarlamaanka Ciraaq oo cod u qaadaya is casilaadii R/wasaarahooda

Baqdad: Baarlamaan wadanka ciraaq ayaa maanta oo Axad ah u fariisanaya inay aqbalaan is casilaadda reysul wasaaraha wadanka ciraaq Caadil, Cabdul Mahdi iyo ay diidaan, kadib markii jimcihii la soo dhaafey uu baar lamaanka u gudbiiyey war qada istiqaalada, kadib Bilo ay shacabiga Reer Ciraaq ay ku dibad baxayeen Xukuumadda Reysul wasaare Caadil Cabdul Mahdi.
Tirade xil dhibaanada ah ee Dalka cairaaq oo gaareysa 329 xil dhibaan ayaa Xilkiisa waxaa uu ku weyn karaa hadii tirade guud ee Xil dhibanada sedax dalool lab aka mid ah, ay ogolaadaan is casilaadda Reysul wasaaraha.
Shacabaka Ciraaq ayaa dibad baxyada bilaabey kadib shaqa la aanta dhalinta jaamacadaha ka soobaxa, iyo Guud ahaa Dadd weynaha Ciraaqiyiina oo kuxuumadda Reysul wasaare Mahdi ku tuhmey musuq maasuq iyo wax isdabamarin, inkastoo Cabdil Mahdi uu isku dayey in uu shacabka dibad baxaya, ku qanciyo dhowr arimood oo ay ka mid tahay in uu dhimeyo mu shaharka ay qaataan golaha wasiirada.