Muqdisho-KNN-Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhshay kadib markii koox hubeysan ay Bam-gacmeed ku tuureen meel u dhaw Bar-Kontarool oo ku taalla isgooka Xararyaale ee Dagmada Wartanabada.
Hal qof oo shacab ah ayaa ku dhintay halka laba kalana ay ku dhaawacmeen, waxaan la sheegay iney baxsadeen ragii weerarkaasi geestay.
Wali kama aysan hadlin laamaha amaanka Degmada iyo kan maamulka Gobolka banaadir.