Barnaamijyo

Barnaamij gaar ah- Sida COVID19 xilligan looga hortago.

Barnaamijkan gaarka waxaan diiradda ku saareynaa sida xiligaan ay tahay in looga hortago Coronavirus iyadoo la ogyahay in duulimaadyadii dib loo furay walina cudurka uu ka jiro gudaha dalka iyo dalal kale-ba.