Barnaamijyo Hambalyada & Salaamaha

Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha{15-12-2023}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha Ee Radio Kulmiye ee habeen Jimcaha waxaana halkaan ka soo jeedinaayo:-C/laahi Bootaan Xidig iyo Ifraax Axmed Xusseen :- Farsamadii:-Salaad Cabdulle Cumar:-