Barnaamijyo Hambalyada & Salaamaha

Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha{16-02-2024}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha Ee Radio Kulmiye ee habeen Jimcaha waxaana halkaan ka soo jeedinaayo:-Cabdullaahi Bootaan Xidig iyo  Ifraax Axmed Xussein :- Farsamadii:-Cabdiraxmaan Cabdulle Rooble (Keysi)