Barnaamijyo Hambalyada & Salaamaha

Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha{19-04-2024}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha Ee Radio Kulmiye ee habeen Jimcaha waxaana halkaan ka soo jeedinaayo:-Cabdullaahi Bootaan Xidig iyo Ifraax Axmed Xuseen :- Farsamadii:-Salaad Cabdulle Cumar:-