Barnaamijyo Kulanka KNN

Barnaamijka Kulanka KNN  (09-03-2024)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga reebo Galabta Jimcada ah,waxaana Maanta soo jeedinaya;-Cabdicasiis Saciid Beereed Farsamadii:-:Cabdiraxmaan Cabdulle Rooble (Keysi)