Barnaamijyo Murti & Maaweelo

Barnaamijka Murti iyo Maaweelo (14-01-2022)

Muqdisho:-KNN–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Murti iyo Maaweelo oo ad habeenka Jimcaha sabtida ay soo galeyso saacadu markii ay tahay 10:30PM ka dhageysataan idaacada Kulmiye.

Barnamijkaan waxa ku jiri doona qodobo muhiim ah hal xiraalaha oo aad u xiiso badan iyo kaalinta Suugaanta.

Barnaamijka Murti iyo Maaweelo waxaana soo jeedinaya:-Cumar Xabeeb Nuur {Tiijar}

Farsamadii:- Cabdiraxmaan Cabdulle Rooble {Keysi} :-

Barnaamjka Murti iyo Maaweelo: