Muqdisho:-KNN–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Murti iyo Maaweelo oo ad habeenka Jimcaha sabtida ay soo galeyso saacadu markii ay tahay 10:30PM ka dhageysataan idaacada Kulmiye.
Barnamijkaan waxa ku jiri doona qodobo muhiim ah hal xiraalaha oo aad u xiiso badan iyo kaalinta Suugaanta.
Barnaamijka Murti iyo Maaweelo waxaana soo jeedinaya:-Cumar Xabeeb Nuur {Tiijar}
Farsamadii:-Abdi Risaaq Hassan Ahmed :-
Barnaamjka Murti iyo Maaweelo:- –