Barnaamijyo

Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaan (01-04-2024)

Muqdisho–KNN–Waxaa lasoo gabogabeeyay Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaanka oo ataaba galinaaya maamulka gobalka Banaadir.Su,aalahana uu soo diyaariyay Iskuulka Banaadir Zone Toosna looga daawanayay Radio Kulmiye Facebook iyo Bile Media . Barnaamikaan ayaa caawa waxaa ku tartamay Degmooyinka :-GARASBAALEY VS C/CABDICASIIS wuxuuna ku dhamaada barbar dhac.