Barnaamijyo

Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaan (05-05-2020)

Muqdisho–KNN–Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaanka oo uu taaba galinayo CAMEL GROUP COMPANES. Su,aalahana uu soo diyaariyay Iskuulka Banaadir Zone Toosna looga daawanayay Radio Kulmiye Facebook iyo Youtube.

Barnaamikaan ayaa caawa waxaa ku tartamay Degmooyinka 

Holwadaag vs Cabdicaziiz  waxa ay Ku Dhamaatay Barbar Dhac .