Muqdisho–KNN–Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaanka oo uu taaba galinayo Shirkadda Halla Airlines.Su,aalahana uu soo diyaariyay Iskuulka Banaadir Zone Toosna looga daawanayay Radio Kulmiye Facebook iyo Youtube.
Barnaamikaan ayaa caawa waxaa ku tartamay Degmooyinka
Shibis vs Hodan waxaana ay Guusho Raacday Shibis Oo 14 Dhibcood La timid.
Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka ;-


