Barnaamijyo

Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaan (08-05-2020)

Muqdisho–KNN–Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaanka oo uu taaba galinayo CAMEL GROUP COMPANES. Su,aalahana uu soo diyaariyay Iskuulka Banaadir Zone Toosna looga daawanayay Radio Kulmiye Facebook iyo Youtube.

Barnaamikaan ayaa caawa waxaa ku tartamay Degmooyinka 

Wadajir vs Dharkeeynley  waxaana ay Guusho Raacday Wadajir  Oo 8 Dhibcood La timid.

Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka