Muqdisho–KNN–Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaanka oo uu taaba galinayo Shirkadda Halla Airlines.Su,aalahana uu soo diyaariyay Iskuulka Banaadir Zone Toosna looga daawanayay Radio Kulmiye Facebook iyo Youtube.
Barnaamikaan ayaa caawa waxaa ku tartamay Degmooyinka
Deyniile vs Warta Nabada waxaana ay Guusho Raacday Deyniile Oo 12 Dhibcood La timid.
Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka ;-


