Muqdisho–KNN–Waxaa lasoo gabogabeeyay Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaanka oo ay taaba galinayso Shirkadda Halla Airlines.Su,aalahana uu soo diyaariyay Iskuulka Banaadir Zone Toosna looga daawanayay Radio Kulmiye Facebook iyo Youtube.
Barnaamikaan ayaa caawa waxaa ku tartamay Degmooyinka
Deyniile vs Shibis waxaana ay Guusho Raacday Deyniile oo noqotay horyaalka sanadkaankaan .
Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka ;-


