Barnaamijyo

Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaan (15-04-2021)

Muqdisho–KNN–Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaanka oo uu taaba galinayo Shirkadda Halla Airlines.Su,aalahana uu soo diyaariyay Iskuulka Banaadir Zone Toosna looga daawanayay Radio Kulmiye Facebook iyo Youtube.

Barnaamikaan ayaa caawa waxaa ku tartamay Degmooyinka 

Warta Nabada vs Xamar Weynewaxaana ay Guusho Raacday  Warta Nabada  Oo 12 Dhibcood La timid.

Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka