Muqdisho–KNN–Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaanka oo uu taaba galinayo Shirkadda Halla Airlines.Su,aalahana uu soo diyaariyay Iskuulka Banaadir Zone Toosna looga daawanayay Radio Kulmiye Facebook iyo Youtube.
Barnaamikaan ayaa caawa waxaa ku tartamay Degmooyinka
Yaaqshiid vs Sangaani waxaana ay Guusho Raacday Yaaqshiid Oo 8 Dhibcood La timid.
Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka