Muqdisho–KNN–Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaanka oo uu taaba galinayo Maamulka Gobalka Banaadir Su,aalahana uu soo diyaariyay Iskuulka Banaadir Zone Toosna looga daawanayay Radio Kulmiye Facebook iyo Muqdisho Cable Tv.
Barnaamikaan ayaa caawa waxaa ku tartamay Degmooyinka
Heliwaa Vs Xamar Weyne waxaana ay guusha raacday Degmada
Xamar Weyne –
Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka Oo Dhameystiran:-