Barnaamijyo

Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaan (28-05-2018)

Muqdisho–KNN–Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaanka oo uu taaba galinayo Maamulka Gobalka Banaadir Su,aalahana uu soo diyaariyay Iskuulka Banaadir Zone Toosna looga daawanayay Radio Kulmiye Facebook iyo Muqdisho Cable Tv.

Barnaamikaan ayaa caawa waxaa ku tartamay Degmooyinka 

Deyniile Vs Yaaqshiid   waxaana ay guusha raacday Degmada  Yaaqshiid –

Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka Oo Dhameystiran:-