Barnaamijyo

Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaan (29-04-2021)

Muqdisho–KNN–Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaanka oo uu taaba galinayo Shirkadda Halla Airlines.Su,aalahana uu soo diyaariyay Iskuulka Banaadir Zone Toosna looga daawanayay Radio Kulmiye Facebook iyo Youtube.

Barnaamikaan ayaa caawa waxaa ku tartamay Degmooyinka 

Hodan vs Kaxda waxaana ay Guusho Raacday  Kaxda Oo 10 Dhibcood La timid.

Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka ;-