Barnaamijyo

Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaan (30-03-2024)

Muqdisho–KNN–Waxaa lasoo gabogabeeyay Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaanka oo ay taaba galinaaya maamulka gobalka Banaadir.Su,aalahana uu soo diyaariyay Iskuulka Banaadir Zone Toosna looga daawanayay Radio Kulmiye Facebook iyo Bile Media . Barnaamikaan ayaa caawa waxaa ku tartamay Degmooyinka  Hodan vs Heliwaa  waxaana Guushu raacday Heliwaa….