Muqdisho-KNN:-Barnaamijka Tar-tan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Jaamacadda Salaama, sidoo kale Su’aalaha Barnaamijka ay diyaarisay isla Jaamacadda Salaama ee magaalada Muqdisho.
Iskuuladda Daarul-Irshaad waxaa uu helay 6 dhibcood, halka Abaal uu helay 2 dhibcood, sidaas darteed waxaa waregga xiga ee Tartanka u soo gudbay Iskuulka.Daarul-Irshaad
Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:-
Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka Tar-tan Aqooneedka ee Radio Kulmiye:-