Barnaamijyo Uncategorized

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye (10-05-2019)

Muqdisho-KNN:-Barnaamijka Tar-tan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Jaamacadda Salaama, sidoo kale Su’aalaha Barnaamijka ay diyaarisay isla Jaamacadda Salaama ee magaalada Muqdisho.

Iskuuladda Jamhuuriya waxaa uu helay 7 dhibcood, halka Tabuuk uu helay 8 dhibcood, sidaas darteed waxaa waregga xiga ee Tartanka u soo gudbay Iskuulka. Tabuuk

Farsamadii:-Cabdi Risaaq Xasan Axmed :-

HALKAAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA TAR-TAR AQOONEEDKA RADIO KULMIYE :-