Barnaamijyo Uncategorized

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye (11-05-2019)

Muqdisho-KNN:-Barnaamijka Tar-tan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Jaamacadda Salaama, sidoo kale Su’aalaha Barnaamijka ay diyaarisay isla Jaamacadda Salaama ee magaalada Muqdisho.

Iskuuladda Nageyle waxaa uu helay 9 dhibcood, halka Golobal uu helay 6 dhibcood, sidaas darteed waxaa waregga xiga ee Tartanka u soo gudbay Iskuulka. Nageyle

Farsamadii:-Cabdi Risaaq Xasan Axmed :-

HALKAAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA TAR-TAR AQOONEEDKA RADIO KULMIYE :-