Barnaamijyo Uncategorized

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye (12-05-2019)

Muqdisho-KNN:-Barnaamijka Tar-tan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Jaamacadda Salaama, sidoo kale Su’aalaha Barnaamijka ay diyaarisay isla Jaamacadda Salaama ee magaalada Muqdisho.

Iskuuladda AL – Muxaram waxaa uu helay 3 dhibcood, halka Daarul Qudus  uu helay 10 dhibcood, sidaas darteed waxaa waregga xiga ee Tartanka u soo gudbay Iskuulka. Daarul Qudus

Farsamadii:-Iqra Axmed Maxamuud :-

HALKAAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA TAR-TAR AQOONEEDKA RADIO KULMIYE :-