Barnaamijyo

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye (14-05-2020)

Muqdisho-KNN:-Barnaamijka Tar-tan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Jaamacadda Salaama, sidoo kale Su’aalaha Barnaamijka ay diyaarisay isla Jaamacadda Salaama ee magaalada Muqdisho.

Iskuuladda Al-anwaar waxaa ay heleen 13 dhibcood 

halka Nageyle  uu helay 8 dhibcood, sidaas darteed waxaa waregga xiga ee Tartanka u soo gudbay Iskuulka.Al-anwaar

Farsamadii:- Abdi Risaaq Hassan Ahmed:-

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye:-