Muqdisho-KNN:-Barnaamijka Tar-tan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Jaamacadda Salaama, sidoo kale Su’aalaha Barnaamijka ay diyaarisay isla Jaamacadda Salaama ee magaalada Muqdisho.
Iskuuladda Macmuur waxaa ay heleen 11 dhibcood
halka Al Manaar uu helay 8 dhibcood, sidaas darteed waxaa waregga xiga ee Tartanka u soo gudbay Iskuulka.Macmuur
Farsamadii:- Iqro Axmed Maxamuud:-
Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye:-