Barnaamijyo

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye (18-05-2019)

Muqdisho-KNN:-Barnaamijka Tar-tan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Jaamacadda Salaama, sidoo kale Su’aalaha Barnaamijka ay diyaarisay isla Jaamacadda Salaama ee magaalada Muqdisho.

Iskuuladda Masdar waxaa ay heleen 2 dhibcood ah ma helin halka Daarunajax  uu helay 11 dhibcood, sidaas darteed waxaa waregga xiga ee Tartanka u soo gudbay Iskuulka.Daarunajax

Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:-

Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye:-