Barnaamijyo

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye (19-05-2019)

Muqdisho-KNN:- Barnaamijka Tar-tan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Jaamacadda Salaama, sidoo kale Su’aalaha Barnaamijka ay diyaarisay isla Jaamacadda Salaama ee magaalada Muqdisho, ayaa maanta waxaa ku balansanaa in ay ku tartamaan Dugsiyadda Abuu Dujaana iyo Sooyaal.

Tartameyaasha Dugsiga Abuu Dujaana oo soo xaadiray xilligii tartanka ayaa ku guul darreystay in ay buuxiyaan shuruudihii tartanka, sidaasna waxaa kusoo baxay Dugsiga Sooyaal.

Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:-