Barnaamijyo

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye (21-05-2019)

Muqdisho-KNN:-Barnaamijka Tar-tan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Jaamacadda Salaama, sidoo kale Su’aalaha Barnaamijka ay diyaarisay isla Jaamacadda Salaama ee magaalada Muqdisho.

Iskuuladda Hiigsi waxaa ay heleen 20 dhibcood ah ma helin halka City Star uu helay 21 dhibcood, sidaas darteed waxaa waregga xiga ee 3Aad Tartanka u soo gudbay Iskuulka.City Star

Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:-

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye:-