Barnaamijyo

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye (25-05-2019)

Muqdisho-KNN:-Barnaamijka Tar-tan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Jaamacadda Salaama, sidoo kale Su’aalaha Barnaamijka ay diyaarisay isla Jaamacadda Salaama ee magaalada Muqdisho.

Iskuuladda Daarul-Najax waxaa ay heleen 3 dhibcood ah ma helin halka Al-Bayaan uu helay 7 dhibcood, sidaas darteed waxaa waregga xiga ee 3Aad Tartanka u soo gudbay Iskuulka.Al-Bayaan

Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:-

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye:-