Muqdisho-KNN:-Barnaamijka Tar-tan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Jaamacadda Salaama, sidoo kale Su’aalaha Barnaamijka ay diyaarisay isla Jaamacadda Salaama ee magaalada Muqdisho.
Iskuuladda Al-Nashaad waxaa ay heleen 13 dhibcood ah ma helin halka Nageyle uu helay 8 dhibcood, sidaas darteed waxaa waregga xiga ee 3Aad Tartanka u soo gudbay Iskuulka.Nageyle
Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:-
Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye:-