Barnaamijyo

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye (30-05-2019)

Muqdisho-KNN:-Barnaamijka Tar-tan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Jaamacadda Salaama, sidoo kale Su’aalaha Barnaamijka ay diyaarisay isla Jaamacadda Salaama ee magaalada Muqdisho.

Iskuuladda Al-Hudda waxaa ay heleen 10 dhibcood ah ma helin halka City Star uu helay 14 dhibcood, sidaas darteed waxaa waregga xiga ee Tartanka u soo gudbay Iskuulka. City Star

Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:-

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye:-