Barnaamijyo

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye (31-05-2019)

Muqdisho-KNN:-Barnaamijka Tar-tan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Jaamacadda Salaama, sidoo kale Su’aalaha Barnaamijka ay diyaarisay isla Jaamacadda Salaama ee magaalada Muqdisho.

Iskuuladda Al-Anwaar waxaa ay heleen 8 dhibcood ah ma helin halka Iftin uu helay 12 dhibcood, sidaas darteed waxaa waregga xiga ee Tartanka u soo gudbay Iskuulka. Iftin

Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:-

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye:-