Barnaamijka Tartan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Zeytuun Group, Waxaana su’aalaha soo diyaarisay Jaamacadda Salaam, Muqdisho.
Iskuulka City Star waxaa uu helay 7 Dhibcood,
Halka iskuulka Sooyaal uu ku guuleystay 10 dhibcood, sidaas darteed waxaa waregga xiga ee Tartanka u soo gudbay Iskuulka Sooyaal
Farsamadii:-Faarax C/llaahi Aadan {Qorsheeye}:-
Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye:-


