Barnaamijyo

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye(02-04-2024)

Barnaamijka Tartan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Somaville, Waxaana su’aalaha soo diyaarisay IslaJaamacadda Somaville
Taysir il waxaa uu helay 5 Dhibcood,
Halka iskuulka Al-Khaliij   8 Dhibcood,sidaas darteed waxaa Wareega Sadaxaad U Gudbay Al-Khaliij

Farsamadii:-Cabdiraxmaan Cabdulle Rooble(Keysi):-

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye: