Barnaamijyo

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye(03-04-2024)

Barnaamijka Tartan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Somaville, Waxaana su’aalaha soo diyaarisay IslaJaamacadda Somaville
Iftin il waxaa uu helay 7 Dhibcood,
Halka iskuulkaAL Nashaad  10Dhibcood,sidaas darteed waxaa Wareega Sadaxaad U Gudbay AL Nashaad

Farsamadii:-Cabdiraxmaan Cabdulle Rooble(Keysi):-

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye: