Barnaamijka Tartan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Zeytuun Group, Waxaana su’aalaha soo diyaarisay Jaamacadda Salaam, Muqdisho.
Iskuulka AL Aqsaa waxaa uu helay 2 Dhibcood,
Halka iskuulka Khaliif uu ku guuleystay 8 dhibcood, sidaas darteed waxaa waregga xiga ee Tartanka u soo gudbay Iskuulka Khaliif
Farsamadii:-Cabdiraxmaan Cabdulle Rooble {Keysi}:-
Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye:-


