Barnaamijyo

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye(05-04-2024)

Barnaamijka Tartan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Somaville, Waxaana su’aalaha soo diyaarisay IslaJaamacadda Somaville
AL-Khaliiji il waxaa uu helayb5 Dhibcood,
Halka iskuulkNagayle  9 Dhibcood,sidaas darteed waxaa Wareega Sadaxaad U Gudbay Nagayle

Farsamadii:-Cabdiraxmaan Cabdulle Rooble(Keysi):-

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye: