Barnaamijyo

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye(05-05-2021)

Barnaamijka Tartan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Zeytuun Group, Waxaana su’aalaha soo diyaarisay Jaamacadda Salaam, Muqdisho.
Iskuulka Daarul Irshaad waxaa uu helay 5 Dhibcood,
Halka iskuulka Atlantic uu ku guuleystay 6 dhibcood, sidaas darteed waxaa waregga xiga ee Tartanka u soo gudbay Iskuulka Atlantic

Farsamadii:-Faarax C/llaahi Aadan {Qorsheeye}:-

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye:-