Barnaamijyo

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye(07-04-2024)

Barnaamijka Tartan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Somaville, Waxaana su’aalaha soo diyaarisay IslaJaamacadda Somaville
AL-Manbac il waxaa uu helayb 2 Dhibcood,
Halka iskuulk  AL Khaliij 7 Dhibcood,sidaas darteed waxaa Kalinta Sadaxaad Ku Guuleystay AL Khaliij

Farsamadii:-Cabdiraxmaan Cabdulle Rooble(Keysi):-