Barnaamijyo

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye(06-04-2024)

Barnaamijka Tartan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Somaville, Waxaana su’aalaha soo diyaarisay IslaJaamacadda Somaville
AL-Manbac il waxaa uu helayb 2 Dhibcood,
Halka iskuulk Al-Nashaad  19 Dhibcood,sidaas darteed waxaa Kama Danbeeska Tartanka EE fianalka u Gudbay Al-Nashaad 

Farsamadii:-Cabdiraxmaan Cabdulle Rooble(Keysi):-

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye: