Barnaamijyo

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye(08-04-2024)

Barnaamijka Tartan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Somaville, Waxaana su’aalaha soo diyaarisay IslaJaamacadda Somaville
Nageyle il waxaa uu helayb 12 Dhibcood,
Halka iskuulka  ALNashaad 14 Dhibcood,sidaas darteed waxaa Guuleestaha Tartanka Dugsiga Sare Qaaday Iskuulka Al-Nashaad

Farsamadii:-Cabdiraxmaan Cabdulle Rooble(Keysi):-