Barnaamijyo

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye(13-03-2024)

Barnaamijka Tartan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Somaville, Waxaana su’aalaha soo diyaarisay Jaamacadda Salaam, Muqdisho.
Iskuulka Daallo  waxaa uu helay 2 Dhibcood,
Halka iskuulka Soomaali uu ku guuleystay 7 dhibcood, sidaas darteed waxaa Tartanka Iskuulada Ku guuleystay  Soomaali

Farsamadii:-Faarax C/llaahi Aadan {Qorsheeye}:-

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye:-