Barnaamijyo

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye(14-03-2024)

Barnaamijka Tartan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Somaville, Waxaana su’aalaha soo diyaarisay IslaJaamacadda Somaville
Iskuulka Al Aqsa  waxaa uu helay 0 Dhibcood,
Halka iskuulka Al Anwaar uu ku guuleystay 13 dhibcood, sidaas darteed waxaa Tartanka Iskuulada Ku guuleystay  Al Anwaar

Farsamadii:-Cabdiraxmaan Cabdulle Rooble(Keysi):-:-

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye:-