Barnaamijyo

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye(16-04-2021)

Barnaamijka Tartan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Zeytuun Group, Waxaana su’aalaha soo diyaarisay Jaamacadda Salaam, Muqdisho.
Al Abaadir waxaa uu helay 9 Dhibcood,
Halka iskuulka Al Bayaan uu ku guuleystay 10 dhibcood, sidaas darteed waxaa waregga xiga ee Tartanka u soo gudbay Iskuulka Al Bayaan

Farsamadii:-Cabdiraxmaan Cabdulle Rooble {Keysi}:-

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye:-