Barnaamijyo

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye(14-04-2021)

Barnaamijka Tartan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Zeytuun Group, Waxaana su’aalaha soo diyaarisay Jaamacadda Salaam, Muqdisho.
Iskuulka Yarmuuk waxaa uu helay 2 Dhibcood,
Halka iskuulka Daaru Niileyn uu ku guuleystay 12 dhibcood, sidaas darteed waxaa waregga xiga ee Tartanka u soo gudbay Iskuulka Daaru Niileyn.

Farsamadii:-Cabdiraxmaan Cabdulle Rooble {Keysi}:-

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye:-