Barnaamijyo

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye(15-04-2021)

Barnaamijka Tartan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Zeytuun Group, Waxaana su’aalaha soo diyaarisay Jaamacadda Salaam, Muqdisho.
Iskuulka Al-Huddawaxaa uu helay 10 Dhibcood,
Halka iskuulka Sooyaal  uu ku guuleystay 12 dhibcood, sidaas darteed waxaa waregga xiga ee Tartanka u soo gudbay Iskuulka Sooyaal.

Farsamadii:-Faarax C/llaahi Aadan {Qorsheeye}:-

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye:-