Barnaamijyo

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye(17-03-2024)

Barnaamijka Tartan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Somaville, Waxaana su’aalaha soo diyaarisay IslaJaamacadda Somaville
Sheekh Daa-uud waxaa uu helay 2Dhibcood,
Halka iskuulka Alkhaliij ku guuleystay 5 dhibcood, sidaas darteed waxaa Tartanka Iskuulada Ku guuleystay Alkhaliij

Farsamadii:-Salaad Cabdulle Cumar:- 

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye: